Xukun lagu riday nin Kufsi iyo Afduub u geestay Gabar yar oo lix Sano jir ah

Maxkamada Gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun xabsi ah iyo ganaax ku riday nin dhalinyaro ah oo lagu helay in falal isugu jiray afduub iyo kufsi uu deegaanka Godinlabe ugu geestay gabar yar oo lix sano jir ah. Maxamed Cabdi Dhoore ayaa Maxkamaddu gobalka Galmudug ku heshay in kufsi iyo Af-duub uu u geeystay gabar lix … Continue reading Xukun lagu riday nin Kufsi iyo Afduub u geestay Gabar yar oo lix Sano jir ah